03/08/2026
Shirkada Xayle Construction Services waxay bixisaa adeeg oo dhammaystiran kuwaas oo kuu fududeynaya in mashruucaagu guulaysto sida in lagu galo miisaaniyadii saxda ahayd ,kormeer joogto ah iyo maamulka dhismo iyo Fulin xirfad sare leh oo sababa in mashruucu uu ku dhamaado bajadkii iyup waqtigii loogu tala galay.