13/10/2026
🎨𝗔𝗥𝗧𝗦 𝗪𝗢𝗥𝗞𝗦𝗛𝗢𝗣 | 𝗗𝗔𝗔𝗦 𝗦𝗡𝗨 𝗜𝗬𝗢 𝗠𝗔𝗦𝗟𝗔𝗛 𝗔𝗥𝗧𝗦 𝗦𝗧𝗨𝗗𝗜𝗢.
Maslah Arts Studio iyo DAAS SNU Architecture Students Association waxay si wadajir ah u qaban donaan 𝗔𝗿𝘁𝘀 𝗪𝗼𝗿𝗸𝘀𝗵𝗼𝗽 loogu talagalay dhammaan dufcadaha ardayda Waaxda Architecture ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Workshop-kan wuxuu diiradda saari doonaa kobcinta hal-abuurka, barashada farsamooyinka farshaxanka, is-weydaarsiga fikradaha, iyo isku xirka farshaxanka iyo naqshadaynta dhismayaasha.
𝗨𝗷𝗲𝗲𝗱𝗱𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗻𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗻𝗼 𝗺𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗮𝘆 𝗮𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝘂 𝗸𝘂 𝗺𝘂𝘂𝗷𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗶𝗯𝗮𝗱𝗼𝗼𝗱𝗮, 𝗸𝘂 𝗵𝗼𝗿𝘂𝗺𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘅𝗶𝗿𝗳𝗮𝗱𝗮𝗵𝗼𝗼𝗱𝗮, 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝗸𝗼𝗯𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹-𝗮𝗯𝘂𝘂𝗿𝗸𝗼𝗼𝗱𝗮.