05/06/2025
Shirkadda ILSAN COMPANY, waxa ay hambalyada munaasibadda ciidda u diraysaa dhammaanba macaamiisheeda, shaqaalaheeda sharafta leh iyo guud ahaanba Ummadda Muslimiinta.
Ciid Wanaagsan, Allah ha innaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd. Allah ha innagu gaadhsiiyo nabad iyo cafimaad ciiddan ciiddeeda.