26/08/2026
π₯ U beddel Taleefankaaga Studio Aragti Furan! π₯
βMaanta dunidu waxay ku socotaa dhanka Video Content, haddii aad tahay qof doonaya inuu:
π Sameeyo muuqaalo ganacsi oo soo jiidasho leh,
π Noqdo Content Creator ama TikToker caan ah,
π Ama kor u qaado xirfaddiisa xagga muuqaal-sameynta...
βKooraskan Mobile CapCut Editing waxaa loo qaabeeyey si gaar ah adiga! Xitaa haddii aadan weligaa taaban barnaamij editing ah, waxaad baran doontaa sida loo sameeyo muuqaal soo jiidanaya indhaha dadweynaha adoo isticmaalaya kaliya Mobile-kaaga.
βπ Waxa aad helayso:
βοΈ Casharro si fudud loo fahmi karov
βοΈ Taageero iyo hagid joogto ah
βοΈ Shahaado (Certificate) markaad dhameysato
βπ₯ Fursaddu waa mid kooban! Si aad uga mid noqoto ardayda, fariin noogu soo dir ama riix link-ga hoose si aad u hesho faahfaahinta. π
https://wa.me/+252684196551